CAAFIMAAD

Hay,ada wadaniga ee Tadamun waxay xoogga saartey arrimaha caafimaadka iyadoo furtay xarun lagu daaweeyo bukaanka qaba cudurka qaaxada ee loo yaqaan (T.B) Xaruntan waxa la furay sanadkii 1996,  waxaana  iska kaashaday mashruuca hay,ada tadamun iyo (mercy international USA).

Xaruntan waxa kale oo  yaala qalab casri ah oo lagu baaro dadka qaba cudurka HIVga. Waxay  xarunta maalin kasta siisaa daawo, dad aad u fara badan oo gaaraya ilaa  300 oo qof, isla mar ahaantaasna ay ku kaantaroosha daawada iyo habka ay u qaataan cunida daawada.

Waxa kale oo ay hay,ada bixisaa tababaro la xiriira caafimaadka iyadoo uu u sameysa dadweynaha wacyi gelin ku saabsan ka hortaga cudurada dilaaga ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.