Qeybinta Udxiyada Sanadka 1431
Hay,ada Khayriga ee ah ee Tadamun waxay u qeybisay masaakiinta iyo dadka baahan udxiyada sanadaka 1431. Waxa ay hay,adu hilib ahaan u qeybisay lixdan iyo shan neef oo ari ah, ayadoo sida oo kale ku wareejisay 180 neef oo nool dadka danyarta ah si ay hilibuga dhigtaan.
Waxa hay,ada Tadamun kala qeygalay barnaamijkan, hayadaha kala ah Qadar al-kheyriyah iyo Nadwada caalamiga ee dhalinyada muslimka.
This slideshow requires JavaScript.
Posted on December 4, 2010, in Uncategorized. Bookmark the permalink. Leave a Comment.



Our Facebook
Our Flickr
Our Youtube
Tadamun website