Tadamun oo qaabishay wafdiyo.
Hay,ada Tadamun waxay dhawaan qaabishay wafdiyo ka kala socda hay,daha caalamigaah ee UNICEF, ILO iyo wakiilo kasocda wadamada Denmark iyo Xarunta muslimiinta Norway. Wakhtigii ay joogeen martisharafta waxa ay Tadamun ku soo wareejisay goobo badan oo ay kamid yihiin kuwo waxbarasho, caafimaad iyo kuwa kale oo dhamaan ku yaala magaalada Boosaaso.
This slideshow requires JavaScript.
Posted on August 24, 2010, in Uncategorized. Bookmark the permalink. Leave a Comment.



Our Facebook
Our Flickr
Our Youtube
Tadamun website
Leave a Comment
Comments (0)