Ceel biyood laga qoday Dangoroyo
Hay,ada wadaniga Tadamun waxay fulisay qodista ceel biyo oo ay ka qoday degmada Dangoroyo ee gobolka Nugaal. Ceel biyoodkan oo uu maalgaliyey Bangiga Kobcinta dhaqaale ee Islaamka waxa uu ka midyahay barnaamij qodid ceelal biyo ah oo ay hay,da Tadamun iyo bangiga ay iska kaashadeen kuwaas oo laga fuliyo meelo kala duwan oo katirsan maamul gobaleedka soomaaliyeed ee Puntand.
This slideshow requires JavaScript.
Posted on July 10, 2010, in Uncategorized. Bookmark the permalink. Leave a Comment.



Our Facebook
Our Flickr
Our Youtube
Tadamun website
Leave a Comment
Comments (0)